Xaaf oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddi uu Magacaabay Baarlamanka Somalia (Sawirro)

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa galabta kulan kula qaatay magaaladda muqdisho madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo golihiisa wasiirada iyo xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Galmudug. Ujeedka kulanka uu guddiga la yeeshay madaxweyne Xaaf iyo golihiisa wasiirada iyo qaar ka mid ah xildhibaanadda Galmudug ayaa ahaa … Continue reading Xaaf oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddi uu Magacaabay Baarlamanka Somalia (Sawirro)